Warbixin:-15-ka May Maalinka dhalinyarada Soomaaliyeed

0
338

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Iyadoo ay maanta ku asteysan tahay 15-ka May Maalinta dhalinyarada Soomaaliyeed kuna beegan aas-aaskii Ururkii dhaliyarada gobanimo doonka ahaa ee SYL kaas oo ahaa ururkii ugu horeeyay ee Soomaaliya laga hirgaliyo,lana yimid halgan adag oo loo soo galay hanashada xoriyadda Soomaaliya.

15-ka May waa maalin aad ugu qiimo badan Bulshada Soomaaliyeed Sanad kasta markii la gaaro maanta oo kale waxaa dalka gudahiisa iyo dibaddiisa lagu qabtaa Munaasabado lagu Xusayo maalinta dhalinyarada Soomaaliyeed iyo dhalinyaradii SYL.

Abdinoor Samriye,ayaa warbixintan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.