Deegaanka Bilicsan ee Galbeedka Kismaayo oo laga hergeliyay Masaajid

0
282

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Munaasabad lagu daahfurayay Masaajid laga hirgeliyey deegaanka Bilcsan ee galbeedka magaalada Kismaayo ayaa lagu qabtay deegaankaasi ,Munaasabadda ayaa waxaa ka soo qeyb galay Arday , Macalimmiin , culuma`udiin, Odayaal , Dhalinyaro iyo qeybaha kale ee bulshada.

Cowke Cali Cawil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.