Dadkii Maanta Salaada Ciida ku tukaday Masaajidka Maxfalka oo kahadlay dareenkooda

0
285
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Halkani waa masaajidka Maxfalka oo ka mid ah masaajidada ugu waa wayn magaalada Kismaayo waxaana saalaada Ciidul Fidriga saaka ku oogay qaybaha kala duwan ee bulshada ku nool xaafada Farjano.

Dadka goobtaan ku tukaday salaada ciida ayaa lafarayay inta aysan salaada galin in ay racaan awaamiirta la xiriirta xakamaaynta faafitaan Caabuqa Covid -19 oo ay wali khatartiisu dunida ka jirto iyadoona qof kasta oo masaajidka soo galaya lagu amrayay in uu xirto af -saabka ama (Face mask).

Xamdi Maxamed Yaasiin,ayaa warbixintan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.