Xiriirka kubadda cagta Jubbaland oo ka warbixiyay ciyaarihii ay dhawaan uga qayb galeen magaalada muqdisho ee caasimadd soomaliya iyo arimo kale.

0
301

Kismaayo(Idaacadda Waamo)- Xulka Kubadda cagta Jubbaland oo magaalada muqdisho uga qayb galay tartanka ciyaaraha maamul goboleedyada iyo gobolka Banaadir ayaa dhawaan dib ugu soo laabtay Magaalada kismaayo .

Ciyaartoyda Jubbaland oo sanadkii  2017kii ku guleeystay  koobkii loo dhigay tartanka ciyaaraha dowlad goboleedyada iyo gobolka Banaadir ayaa sanadkaan 2020  ku haray qaybihii hore tartanka ama heerka Group-yada ciyaaraha.
Gudoomiyaha xiriirka kubada cagta  Jubbaland Axmed Faarax Taqal (Tima jilic) ayaa ka warbixyay arimo laxiriira Tartankii ciyaara ee ay ka qayb galeen xulka Jubbaland iyo doorashada Gudoonka xiriirka gubada cagta Jubbaland oo uu sheegay in ay dhawaan qabsoomi doonto.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.