Liverpool oo Bar-Baro Niyad Jab leh La Galay Newcastle United.

0
436

England-(Idaacadda Waamo)- Ka dib ciyaar xiiso badneyd oo ay si weyn umaamuleyeen labada Kooxba, waxa ayna  ku kala baxeen bar bar dhac 0-0

kulanka ayaa qeybta hore wuxuu kuso dhamaaday labada kooxood oo mid kasta dooneyso iney mida kale ka taqalusta oo gool ka dhaliso lakiin meysan dhicin oo waxay ku kala baxeen 0-0.

qeytii dambe ciyaarta ayaa waxay ku bilaawatay dar dar xoogan oo ay labada kooxood lasoo galeen ciyaar xiiso badan inkastoo kooxda Newcastle United ay ka fursado badneyd kooxda liverpool.

ciyaarta waxaa fursado gool lagu dhalin karay cuney ciyaatoyda kala ah Mo Salah , S Mane oo Liverpool ka Cunay iyo Xiddiga kooxda Newcastle United ee Callum Wilson kaas oo fursadii ugu fiicneyn ka cunay kooxdiisa.

Kulanka u dhexeysay kooxaha Newcastle United iyo Liverpool ayaa kusoo Dhamaatay Bar baro 0-0 ah kaasoo dhibcaha ay ku qeybsadeen garoonka kooxda Newcastle United ee St James’ Park.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.