Guddoomiyaha Xiriirka Kubbadda Cagta Jubbaland oo bogaadiyay Ciyaaraha Dowlad goboleedyada

0
361

Kismaay0-(Idaacadda Waamo)-Xulka kubada cagta Jubbaland ayaa diyaar garow xoogan ugu jira ciyaaraha qri yuurka uu dhacay ee ay doonayaa iney difaacdaan sanadkan.

Tartanka ciyaaraha dowlad Goboleedyada dalka iyo gobalka  banaadir ayaa loo qori tuurtay laba group oo loo kala qeybiyey lixda xul ee ka qeyb galaayo tartanka

Group A waxaa ku jira xulalka kala ah  xulka gobalka banaadir , xulka dowlad goboleedka Galmudug iyo xulka dowlad goboleedka Hirshabeele halka Group B ay ku jiraan xulalka kala ah xulka dowlad goboleedka Jubbaland , xulka dowlad goboleedka Koonfur Galbeed iyo xulka dowlad goboleedka Puntland.

Cawke Cali Cawil,ayaa warbixintan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.