Warbixin:Covid-19 oo saameyn ku yeeshay Baararka cunnada

0
239

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Cudurka Carona-virus ayaa ah Cudur ka dilaacay dalka China oo Gaaray Dunida oo idil,Waxaa uuna soo if-baxay dabayaaqadii sanadkii ee 2019 bishii Decamber,Waxa uu noqday mid dunida kala xirxiray dhan walba sida caafimaadka ganacsiga isku socodka iyo wixii la mid ah.

Goobaha uu  aadka u saameyey waxaa ka mid ah meharadaha cuntada lagu iibiyo ee baararka la yiraahdo, iyagoo sheegay ineysan wax is badal ah ku sameynin waxyaabihii ay iibin jireen.

Cowke Cali Cawil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.