Howl-wadeena Kambaniga Ileys Shaambo oo ka waramay waxyaabaha ay soo saaraan

0
358

Kismaayo(Idaacadda Waamo)Shaambada waa wax soo saarka daryeelka timaha, sida caadiga ah waa wax dareere ah, oo loo isticmaalo nadiifinta jirka iyo timaha waxaa kaloo lagu dhaqdaa alaabta, dharka iyo guryaha.

Qaar ka mid ah Shaqaalaha ka howlgala xarunta Ileys Shaambo ayaa waxaa ay iiga warameen qaabka ay u sameeyaan iyo waxyaabaha ay ka sameeyaan shaambada iyo halka ay uga timaado waxyaabaha lagu sameeyo.
Cowke Cali Cawil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.