Madaxweyne kuxigeenka 1-aad ee Jubbalanad oo xariga ka jaray waddo cusub oo laga hirgaliyay Kismaayo

0
268

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Waxaa maanta magalada Kismaayo lagu qabtay Munaasabad kooban oo xariga looga jarayey  waddo cusub oo laga hirgaliyey duleedka magaalada Kismaayo waxaan wadadan cusub waxa ay dhax martaa garoonka aada  dhinac galbeed ee magaalada Kismaayo.

Munaasabadan waxaa ka qeyb-galay Madaxweyne ku-xigeenka 1-aad ee Jubbaland Mudane Maxamuud Sayid Aadan Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud iyo Guriyeynta Jubbaland, Maamulka Degmada Kismaayo xubno ka socday Hay’adaha Qaramada Midoobay.

Cabdinuur Sabriye,ayaa warbixintan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.