Gaadiidka Dadweynaha ee Isticmaala Laamiga dhex-mara Magaalada Kismaayo oo cabasho laga muujiyay

0
248

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Magaalada Kismaayo ayaa waxaa mara hal Laami, kaas oo halbowle u ah dhammaan Xaafadaha magaalada,Laamigaan ayaa ah  mid mashquul badan,taas oo mararka qaar uu istaago isku socodka gaadiidka.

Hadaba shacabka ku nool magaalada Kismaayo iyo dadka isticmaala gawaarida yar yar ayaa cabasho wayn ka muujiyay Gawaarida dadweynaha ay  raacaan ee B-L,ka oo dhamaantoood ah isteerin midig.
Fartuun Nuur Aadan ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.