Barakacayaasha Kaamka Waamo-3 oo codsaday in la soo caawiyo

0
240

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-kaamka Waamo-3 waxaa kunool barakacayaal ka soo barakacay deganaanada qaar ee ka dhisan dowalda gobaledka jubbland

Bulshada ku nool kaamka Waamo-3 waxaa ay ku jiraan  Guryo  cowshado iyo  bacayaal ka sameeysan,waxayna dadka ku nool codsanayaan caawimaad.

Cabdinuur Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.