Hay’adda GIZ oo Wasaaradda Macdanta,Tamarta iyo Biyaha Jubbaland ku wareejisay gadiidka Biyaha dhaamiya

0
441
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Gadiidkan ay maanta Hay’adda GIZ ku wareeyisay  Wasaaradda Macdanta,Tamarta iyo Biyaha Jubbaland ayaa ka koobnaa afar Booyadood oo ah nooca Biyaha lagu dhaamiyo.

Booyadahaan ayaa loogu talo galay in ay wax ka qabtaan baahida dhinaca biyaha ee haysata dadka ku nool Magaalada Kismaayo,Gaar ahaan  dadka ku dagan xaafadaha Midnimo iyo Madiino oo ay haysato biyo yari .

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.