Barakacayaal ku nool Magaalada Dhoobleey oo codsaday in la caawiyo

0
269

Dhoobleey(Idaacadda Waamo)-Burburkii dalka ka dhacay  1991 waxaa ay umada Soomaaliyeed ka dhaxleen dhibaatooyin kala duwan oo ay ka mid yihiin barakac iyo dad badan oo dalka ka qaxay, una hayaameen wadamada dariska la ah Soomaaliya sida dalka Kenya oo hada wali  ay qaxooti ku yihiin ku dhawaad nus milyan qaxooti soomaliyeeda ah.

Deegaanka dhoobley ee gobolka Jubbada hoose oo xuduud la leh dalka Kenya waxaa ku nool dad badan oo danyar ah, kuwaas oo isugu jira kuwo kasoo laabtay xeryaha qaxootiga Dhadaab  iyo kuwa ku barakacay gudaha dalka.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.