DEG-DEG: Xiddiga ugu Fiican Premier League ee PFA oo La Shaaciyay.

0
285

England -(Idaacadda Waamo) Xiriirka Xirfadlayaasha Kubada Cagta ee PFA ayaa Shaaciyey Xiddiga Ku Guulaystay abaalmarinta Xiddiga ugu Fiican Xilli Ciyaareedka Premier League ee PFA.

Abaalmarintan oo ay Ku Tartameen Xiddigihii ugu Qaab Ciyaareedka Fiican Soo Bandhigay Xilli Ciyaareedkii Lasoo Dhaafay iyadoo La Shaaciyay Xiddigii ugu Fiicnaa.

abaalmarintan ayaa Xiddigahii Ku Tartamay ayaa Waxaa Kamid ahaa Kevin De Bruyne, Virgil Van Dijk, Jordan Henderson, Alexander-Arnold, Raheem Sterling & Sadio Mane.

Xiddiga Kooxda Man City ee Kevin De Bruyne ayaa Loo Magacaabay Xiddiga ugu Fiican ee Xilli Ciyaareedkii Lasoo Dhaafay Kadib Qaab Ciyaareed Cajiib ah.

Kevin De Bruyne ayaa abaalmarinta Ku Mutaystay Qaab Ciyaareed Cajiib ah oo uu Soo bandhigay xilli ciyaareedkii Lasoo Dhaafay.

Kevin De Bruyne ayaa caawiye ka noqdayy 20 gool horyaalka premier League xilli ciyaareedkii hore isaga oo kooxdiisa ka caawiyay in ay ku dhamaysato kaalinta 2-aad.Image

Image

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.