Bulshada Magaalada Kismaayo oo ka hadashay Saameyntii Covid-19

0
246

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Cudurka Carona-virus oo daba yaaqadii sanadkii hore 2019 kii ka soo bilowday dalka Shiinaha ayaa si fudud ugu faafay  dunida inteeda badan,waxaa uuna ku yeeshay saamayn kala duwan,Caabuqaan Covid-19 waxaa uu galaaftay nolosha boqolaal kun oo qof, waana qatar caafimaad oo dunida si wayn u saameeysay.

Hadaba qaar ka mid ah bulshada ku nool Magaalada Kismaayo oo ka hadlay saamayntii cudurkaan uu bulshada ku yeeshay ayaa sheegay in hada ay yaraatay cabsidii laga qabay Covid-19, ayna noloshu haatan ku soo noqotay sidii caadiga ahayd.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.