RASMI :- Brahim Díaz Oo Ku Biiray Kooxda AC Milan.

0
403

italia-(Idaacadda Waamo) Kooxda Reer Italia ee AC Milan ayaa Shaaca Ka Qaaday in ay Lasoo Wareegtay Xiddigii Real Madrid ee Brahim Díaz

Waxa ay Sheegeen in Qaab amaah oo Hal Xilli Ciyaareed ah ay Kusoo Heleen Laacibkaas oo Lasii Joogi Doono ilaa June 2021

Laacibkaas ayaa aayihiisa Kubadda Kasoo Bilaabay Kooxda Reer Spain ee Malaga Waxa uuna Sanadkii 2015-tii Soo Maray Kooxda Man City.

Sanadkii 2016-kii ayuu Kasoo Muuqday Kooxda Man City Halka uu u Saftay 15 Kulan Laba Goolna waa uu dhaliyay ka dib Real ayuu Ku Laabtay 2019-kii Waxa u Dhaliyay Laba Gool Kadib 21 Kulan

Xiddiga Kooxda Real Madrid ee Brahim Díaz ayaa Milan uu Xeran Doono Lambarka 21-aad ee Xidiga ayaanaTababarka Kooxda Kula Soo Biiray Xidigaha Kale ee KooxdaImageImageImageImageImage

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.