Warbixin:TAX-yada ka shaqeeya Kismaayo

0
366
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Waxaa Magaalada Kismaayo ka shaqeeya  Tagaasi  kala duwan kuwaas oo ay ku buuf sanyihiin midabyo iyo magacyo cadaynaya in ay tagaasi yihiin.
Tagsiga kismaayo TAX si oo dhawaan ka shaqo bilaabay magaalada Kismaayo ayaa samaaystay astaan uu ka ga duwan yahay tagaasidii magaalada horay uga shaqayn jirtay taas oo ah in gaariga dhan lagu buufiyay midab jaale ah.
Xamdi Maxamed Yaasiin,ayaa warbixintan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.