Warbixin:Maxaa sabab u ah in Gabdhaha ka haraan Waxbarashada?

0
362

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Qaar ka mid ah gabdhaha waxbarta ee ku nool magaalada kismaayo ayaa ka hadlay caqabadaha gabdhaha ka hor istaago iney waxbarshada heer jaamacadeed sii wataan waqtiyada ay ka baxaan dugsiga sare ee dalka
gabdhahaan ayaan in caqabadaha ugu weyn ay yihiin in gabdhaha ay guur ka door bidaan waxbarashadii ay in mudada ah soo wadeen,iyagoona labo u kala qaaday gabdho doorta in ay guursadaan iyo gabdho guurka lagu khasbo.

Cowke Cali Cawil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.