Warbixin:Maxay Gabdhaha u doortaan intooda badan Kulliyada Caafimaadka

0
438
Female Doctor Holding Laptop
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Inta badan gabdhaha wax ka barta Jaamacadaha magaalada Kismaayo Waxaa ay bartaan Kulliyada caafimaadka, oo ay aminsan yihiin in wax badan ay bulshada ugu qaban karaan
Hadaba waa kuwaan qaar ka mid gabdhaha kulliyada caafimaadka ka barta Jaamacada Jubba ee magaalada kismaayo oo aan wax ka waaydiinay Sababta ay gabdhaha inta badan Kulliyadaan ku doortaan.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.