Qaar ka mid ah Ganacsatada magaalada Kismaayo oo Tababar loo qabtay

0
375

Kismaayo(Idaacadda Waamo)Bangiga Amal Faraciisa  Magaalada Kismaayo ayaa Tababar u qabtay Ganacsatada Magaalada Kismaayo iyo qaar ka mid ah Dhalinyarada rabo in ay hada Sameeystaan Ganacsiyo ugaar ah,kuwaas oo doonaya in lagala taliyo.

Tababarka ayaa isugu Jiray qaabka Loo Horumariyo Ganacsiga iyo Sida Loo Doorto Qorshe Ganacsi Oo Cusub.

Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.