Kismaayo:Haween Xanaaneeya kana Ganacsada Digaaga

0
345
Kismaayo(Idaacadda Waam)Digaaga waxaa uu ka mid yahay xayawaanaadka  la dhaqdo ee loo yaqaano Guri joogta waxaa Uuna leeyahay faa’iidoyin kala duwan oo ay ka mid tahay in hilibkiisa la isticmaalo,
Sidoo kale faa’iida digaaga waxaa ka mid ah in Ukuntiisa qaabab kala duwan looga faa’iidaysto.
Aamina Xaaji Ahmed waxaa ay ka mid tahay Haween Digaaga ka ganacsada,waxaa ayna Sharaxaysa  qaabkii ay ku bilaaben ka ganacsiga Digaaga iyo faa’iidada ay ka helaan.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.