Wasaaradda Macdanta tamarta iyo Biyaha Jubbaland oo bilowday dadaalo biyo lagu gaadhsiinayo deegaanada woqooyiga Kismaayo

0
291

Kismaayo-(Idaacadda Waamo0-Wasaaradda macdanta iyo tamarta iyo biyaha Jubbaland ayaa dhawaan waxa ay heshiis la saxiixatay Hay’ada NRC iyo kambaniga Dayax oo labaduba ka qeyb qaadanaya biyo galinta deeganada waqooyi ee gobalka Jubbada Hoose.

Wasaarada ayaa waxa ay xooga saareysaa sidii  uu u miro dhalilahaa heshiis kaas oo ay dhawaan wada gaareen Hay’ada, kambaniga iyo Wasaaraddu.

Fartuun Nuur Aadan,ayaa warbixintan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.