(SAWIRO) Wakiilka Paul Pogba Go’aan Ka Gaaray Mustaqbalka Xidiga ee Kooxda Man United.

0
328

Manchaster United-(Idaacadda Waamo) Wakiilka Xiddiga Khadka Dhexe ee Paul Pogba ee Mino Raiola ayaa Xaqiijiyay in uu Xiddiga Khadka Dhexe Sii Joogi Doono Kooxdiisa Man United Waliba Dhawaan Bilaabi Doono Wadahadalada Heshiis Kordhin Cusub oo uu Kooxdiisa Siinayo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.