Bayern Munich oo Ku Guuleysatay Champion-ka , PSG Ayeyna Ka Qaadeen

0
447

Portugal(Idaacadda Waamo) Kooda Bayern Munich ayaa Ku Guuleysatay Koobka yurub ee Champions League Kana  Qaartay PSG oo ay uga talaabsadeen Hal Gool oo Madi ah.

Goolahayaha Kooxda Bayeyrn Munich Waxa uu Daqiiqaddii 18 Laba Fursad Xaqiiq ah oo Gool aheyd ka Bad-baadiyay Neymar , Waxa ayna Saaxibada Di Maria ahaayeen Kuwo Daafac ahaan aad u Foojignaa.

Munich fiursaddii ugu horeeysay waxa ay Heleen Daqiiqaddii 21-aad Waxa ayna Waqtigaas Kubadda ay Birta Kaga Dhacday Weeraryahanka Kooxda Bayern Munich Robert Lewandowski Dhanka Kale Xidiga Di Maria ayaa isna sigay Kooxda Munich Daqiiqaddii 23-aad Xilli Kooxda Bayern Munich ay Daqiiqaddii 25-aad Dhaawac Loga Saaray Xidiga Jerome Boateng.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.