Qaar ka mid ah Shaqaalaha Wasaaradaha Jubbaland oo Tababar loo qabtay

0
370
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Tababarkan oo ay soo qaban qaabisay wasaaradda Haweennka iyo xuquuqul  insaanka Dowlad goboleedka Jubbaland ayaa loo qabtay qaar kamid ah shaqaalaha Wasaaradaha kala duwan ee  Dowlad Goboleedka  Jubbaland waxaana lagu baraayay ilaalinta xuquuqul Insaanka iyo sidii ay  howl-wadeenada u diyaarin lahayeen warbixinada laxiriira xuquuqul  Insaanka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.