Qaar ka mid ah Bulshada Kismaayo oo u Caano doonta duleedka Magaalada Kismaayo

0
234

Kismaayo(Idaacadda Waamo)Qaar ka mid ah bulshada magalaada Kismaayo ayaa duleedka miyiga ah ee magaalada u caano doonta,waxayna sheegeen in Caanaha Geela waxtar badan u leeyihiin dadka.

Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.