Maamulka Jaamacada Daha ee magaalada Kismaayo oo kulan wacyi galin ka sameeyay Goobweyn

0
350

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Maamulka iyo ardayda Jaamacadda DAHA ayaa  bulshada ku nool deegaanka Goobweyn ee Gobolka Jubbada Hoose u qabtay kulan wacyi galin ah ka soo la xiriira arimaha waxbarashada.

Maamulka Jaamacadda ayaa kula dar daarmay shacabka deegaanka Goobweyn in ay kula dadaalaan waxbarashada ubadkooda si ay mustaqbalka u noqdaan kuwa anfaca dadka iyo dalkooda.

Fartuun Nuur Aadan,ayaa warbixintan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.