DEG-DEG: Xiddiga Ku Guulaystay Abaalmarinta Da’yarka Ugu Fiican Sanadka Premier League oo La Shaaciyay.

0
90

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)- Xiddiga Kooxda Liverpool ee Horyaalka Premier League Ku Guuleystay ee Trent Alexander-Arnold ayaa Ku Guulaystay Abaalmarinta Xiddiga Da’yarka ah ee ugu Fiican Xilli Ciyaareedkii Dhamaaday Horyaalka Premier League.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.