Wasaaradda dhalinyarada iyo ciyaaraha Jubbaland oo maanta daah-furtay Qorshaha 2020 &2024-ka

0
332

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Magaalada kismaayo ayaa waxaa maanta ay wasaaradda  dhalinyarada iyo ciyaaraha Dowlad Goboleedka Jubbaland ka daah-furtay qorshaha xoojinta dhalinyarada Dowlad goboleedka Jubbaland sandka 2020 ilaa 2024.

Kullanka daahfurka waxaa goobjoog ahaa mas’uuliyiinta Wasaaradda dhalinyarada iyo ciyaaraha, wasiiir ku-xigeenka Wasaaradda waxbarashada Jubbaland,Agaasimaha wasaarada qorshaynta Jubbaland, Xildhibaano iyo Qaar ka mid ah hay’adaha Wasaaradaha kala shaqeeyo Horumarinta dhalinyarada.

Iidle Aadan Maxamed,ayaa warbixintan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.