Dadka danyarta ah ee Kaam Xamdi 2 oo codsaday in gargaar lala soo gaaro

0
313

Kismaayo(Idaacadda Waamo)Dadka danyarta ah ee degan Kaam Xamdi2 ee magaalada Kismaayo ayaa codsaday in la caawiyo,xili mudooyinkii u dambeeyay magaalada ay ka da’ayeen Roobab dabeylo wato.

Cabdinuur Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.