Agaasimaha wasaaradda arrimaha gudaha Jubbland oo kormeeray xarunta hay’ada dib u dejinta barkacayasha Jubbland

0
329

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Agaasimaha guud ee Wasaaradda arrimaha gudaha Jubbaland Aadan Faarax Gaarane iyo wafdi uu hogaaminaayo  ayaa waxaa ay kormeereen xarunta  qaxootiga iyo barkacayasha   Jubbaland  si uu usoo indha-indheyaan dhamaan qeybaha ay ka kooban tahay xaruntu.

Cabdinuur Sabriye,ayaa warbixintan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.