Guddoomiyaha Dagmada Af-madow oo ka warbixiyay xaaladda adeegyada Caafimaadka Dagmada.

0
352
Af-madow-(Idaacadda Waamo)-Dagamada af-madow ee Gobolka Jubbada Hoose oo muddooyinkii dambe baahiyo dhanka Caafimaad ah ka jireen ayaa waxaa dhawaan la geeyay dawooyin iyo qalab caafimaad, kuwaas oo loogu talo galay in wax looga qabto baahiyaha Caafimaad ee degmada ka jira.
Agabkan oo isugu jira daawoyin iyo qalab kale ayaa ku yimid isku tashi ay sameeyeen dadka reer afmadow sida uu xaqiijiyay Guddoomiyaha Dagmada af-madow Yusuf Xassan Xusseen.
Xamdi Maxamed Yaasiin,ayaa warbixintan inooga diyaarisay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.