Hoos u dhac laga dareemayo Suuqa xoolaha Kismaayo

0
345
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Iydoo ay maamlo kaban inaga xigaan ciida Carafo ayaa waxaa qaar kamid ah ganacsatada iyo dillaaleyda saylada xoolaha ee magaalada Kismaayo gaar ahaan kuwa iibiyo ariga waxa ay Idaacda waamo usheegeen in ay jirto suuq xumo  kaduwan ciidihii hore taaso ay sheegeen in aysan jirin Wax iibsasho badan oo ay iibsanayaan shacabka magaalada Kismaayo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.