Qaar ka mid ah dhalinyarada Kismaayo oo wacyigelin ku aadan Covid-19 u diray bulshada

0
427

Kismaayo(Idaacadda Waamo)Qaar ka mid ah dhalinyarada magaalada Kismaayo ayaa fariin wacyi gelin ah u diray bulshada Kismaayo,taas oo ku aadan ka feejignaanta Covid-19 oo weli caalamka dhibaato ku haya.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.