Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Jubbaland oo qabatay kulan looga hadlayay Nadaafada Deegaanka

0
312

Kismaayo(Idaacadda Waamo)Wasaaradda dhalinyarada iyo ciyaaraha Jubbaland ayaa qabatay kulan looga arinsanayay sidii looga shaqeyn lahaa bilicda deegaanka,kulankaas oo ay ka qeyb galeen qaar ka mid ah Hay’adaha ka howl gala magaalada iyo maamulka degmada.

Fartuun Nuur Aadan ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.