Bulshada Magaalada Kismaayo oo soo dhaweeyay war-murtiyeedkii ka soo baxay shirkii Dhuusa-mareeb

0
331

Kismaayo(Idaacadda Waamo)Qeybaha kala duwan ee bulshada magaalada Kismaayo ayaa soo dhaweeyay war-murtiyeedkii ka soo baxay shirkii madaxda DFS iyo kuwa dowlad gobaleedyada uga socday magaalada Dhuusa-mareeb.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.