Jubbaland oo Magacawday guddi qiimeeya dabaylo iyo roobab saameeyay deegaano ka mid ah Jubbaland 

0
328

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Kusimaha Madaxweynaha ahna madaxweyne ku-xigeenka 1-aad ee Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Maxamuud Sayid Aadan, Ayaa maanta shir gudoomiyay kulanka golaha Wasiirada Jubbaland kaas oo ka qabsoomay xaruunta madaxtooyada ee magaalada kismaayo.

Maxweyne ku-xigeenka ayaa magacaabay guddi ka kooban Todoba (7) Wasaaradood oo loo xil saaray u kuur galidda xaladda bini aadannimo oo ay sababeen robabkii xoganaa ee ka da’ay degaannada Jubaland iyo dabeylo xoogan oo kudhuftay qaar kamid ah degaannada Jubaland.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.