Maamulka xarunta Caafimaadka ee suuqa xoolaha Kismaayo oo ka warbixiyey adeegyada ay bixiyaan

0
115

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Maamulka Xarunta Caafimaadka suuqa xoolaha ee Magaalada Kismaayo ayaa waxa ay bixiyay adeegyada Caafimaad ee ay bixiyaan ayaa sheegay in ay jiraan daawo bilaash ah, waxa ayna sheegeen in markasta oo ay booqdaan dad badan oo bukaan ah kuwaas oo kala yimaada shanta xaafadood ee magalada kismaayo iyo deeganada ku dhow.

Fartuun Nuur Aadan,ayaa warbixintan inooga diyaarisay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.