Madaxweyne ku xigeenka 2-aad ee Jubbaland oo daahfuray Imtixaanaadka Dugsiyada sare ee Jubbaland

0
121

Kismaayo(Idaacadda Waamo)Madaxweyne ku-xigeenka 2-aad ee dawlad gobaleedka Jubbaland mudane Cabdiqaadir Xaaji Maxamuud ayaa saaka si rasmi ah magaalada Kismaayo uga daah furay imtixaanka shahaadiga ah dugsiyada sare ee Jubbaland, kaas oo ay qaadayso wasaaradda waxbarashada hidaha iyo tacliinta sare ee dawladda federaalka Soomaaliya.

Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.