Madasha Kalsan oo magaalada Kismaayo ku qabatay kulan looga hadlayay hormarinta dhalinyarada

0
147

Kismaayo(Idaacadda Waamo)Madasha Kalsan oo ah Urur ay ku mideysanyihiin dhalinyaro Soomaaliyeed islamarkaasna ka shaqeeya is dhexgalka iyo hormarinta dhalinyarada ayaa Kulan looga hadlaayay hormarinta dhalinyarada iyo dhaqanka ku qabatay magaalada Kismaayo.

Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.