Kulanka bilaha ah ee bahda garsoorka Jubbaland oo ka qabsoomay magaalada Kismaayo

0
330

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)Kulanka bilaha ah ee bahda garsoorka Jubbaland ayaa ka qabsoomay magaalada Kismaayo,waxaana shir gudoomiyay gudoomiyaha maxkamada sare ee Jubbaland.

Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.