Tartan Ciyaareed lagu xoojinayo is dhax-galka dhalinyarada oo lagu qabtay Kismaayo

0
390

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Tartankan oo lagu xoojinayey is dhaxgalka dhalinyarada waxda dalcada xaafada calanley ee magaalada kismaayo ayaa lagu qabtay Magaalada Kismaayo.

Tar-tankan ayaa loo qabtay 6 kooxood,Waxaana taaba galineyey tartanka madashada midnimo,Kulankii ugu dambeeyey ciyaarta waxaa ka soo qeyb galay Wasiiro xildhibaano iyo masuuliyiiin ka tirsan maamulka degmada kismaayo.

Fartuun Nuur Aadan,ayaa warbixintan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.