Kulan looga hadlayay Covid-19 oo lagu qabtay magaalada Kismaayo

0
234

Kismaayo(Idaacadda Waamo)magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka Jubada hoose ayaa lagu qabtay kulan wacyi gelin ahaa,kaas oo ku saabsanaa Covid-19.

Cabdinuur Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.