Qaar ka mid ah Ciyaartooyadii hore ee Gobalka Jubadda hoose oo ka sheekeeyay Taariikhdii Kubadda Cagta ee Gobalka

0
120

Kismaayo(Idaacadda Waamo)Qaar ka mid ah Ciyaartooydii hore ee gobalka Jubbaland hoose oo kulan maamuus ah ah la qaatay agaasimaha guud ee wasaaradda dhalinyarada iyo ciyaaraha Jubbaland ayaa ka sheekeeyay taariikhdii Kubadda cagta ee Gobalka.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.