Bulshada reer kismaayo oo looga digay saamaynta xanuunka maleeriyada

0
134

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Xanuunka maleeriyada ayaa ah xanuun saamayn ku yeeshay soomaliya  iyadoo dhaqaatiirto ay sheegeen in inta badan malaariyada ay ka dilaacdo dalka xiliyada roobaadka.

Hadaba Agaasimaha isbitaalka daryeel ee maagalada kismaayo ayaa waxa uu bulshada ugu digayaa saamaynta xanuunka duumada isagoona ugu baaqay in bukaanada qaba xanuunkan ay  gaaraan xarunta caafimaadka ugu dhaw wallow dadka soomaliyeed qaar kood aynan ka soo qaadin xanuun saas u weyn.

Fartuun Nuur Aadan,ayaa warbixintan inooga diyaarisay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.