Dood wadaag looga hadlayay Fursadaha Shqao ee Gabdhaha waxbartay oo lagu qabtay Kismaayo

0
132

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-maglaadda kismaayo waxaa lagu qabtay kulan looga hadlayey sidii ay shaqo u heli lahayeen gabdhaha waxbarata Jamacadaha iyo  sidii ay horumarrada kale duwan ee dalka uga qayb qaadan lahaayeen gabdaha ku nool maglaadda kismaayo.

Kulankan waxaa ka soo qayb galay qaar kamid gabdhaha Jaamacadaha kale duwan ee Kismaayo waxkabrata.

Cabdinuur Sabriye,ayaa warbixintan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.