Madaxwayne ku xigeenka 1-aad ee Jubbaland oo daah-furay Imtixaanaadka Fasalka 8- aad ee Kismaayo

0
177
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Madaxwayne ku xigeenka 1-aad Dowlad goboleedka Jubbaland Mudane Maxamuud Sayid Aadan  iyo masuuliyiin kale oo katirsan wasaaradda waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Jubbaland ayaa Maanta daah-furay Imtixaanaadka Fasalka  8- aad ee Magaalada Kismaayo kaas oo maanta si rasmiya uga bilowday deegaanada Jubbaland,Waxaana imtaxaanka u fariistay guud ahaan Jubbaland oo idil 2362 arday.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.