Gudiga Xuquuqul Insaanka Baarlamaanka JL oo Agab gaarsiiyay Xabsiga dhexe ee Kismaayo

0
126

Kismaayo(Idaacadda Waamo)Gudiga Xuquuqul Insaanka ee Baarlamaanka dowlad gobaleedka Jubbaland ayaa agab kala duwan gaarsiiyay Xabsiga dhexe ee magaalada Kismaayo.

Fartuun Nuur Aadan ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.