Cudurka Jadeecada oo ka dilaacay magaalada Kismaayo iyo Deegaano ku dhaw

0
132

Kismaayo(Idaacadda Waamo)Magaalada Kismaayo iyo deegaanada dhaca waqooyiga magaalada ee Gosha,ayaa waxaa ka dilaacay cudurka Jadeecada,waxaana Isbitaalka guud ee magaalada ku soo kordhay kiisaska la xidhiidha cudurkaas.

Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.