Wasaaradda caafimadka Jubbland oo agab Caafimaad gaarsiiyey barkacayaal ku nool kismaayo

0
143

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda caafimadka Jubbland ayaa waxaa ay agab caafimada oo looga hortago cudurka covid-19  gaarsiisay qaar kamid ah kaamka barkacayaasha ku yaala magaaladda kismaayo.

Kuwaas oo  isku jira kuwa ka soo barkacay degaano ka tirsan Gobolka Jubbada hoose Dowlad gobaledka Jubbland iyo kuwa dalka dib ugu soo laabtey.

 CabdinuurSabriye,ayaa warbixintan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.